Kabilow Halkan
Kabilow Halkan
Ku soo dhawoow SomTurkish Academy! 🎉 Halkan waxaad ka baran doontaa sida Community-ga loo isticmaalo, sida loo doorto heerkaaga, iyo sida aad ku bilaabi karto safarkaaga barashada Af-Turkiga. Aan bilowno! 🚀
0%
A1 Af-Turki: Koorso Hordhac Ah oo Bilaash Ah
A1 Af-Turki: Koorso Hordhac Ah oo Bilaash Ah
Koorsoorkan bilaashka ah waxaa loogu talagalay inuu ku siiyo aasaaska luqadda. 🎯 Maxaad ku baran doontaa? -Aasaaska A1: Xarfaha, dhawaaqa, iyo naxwaha bilowga ah. -Erayada Maalinlaha Ah: Weedhaha ugu muhiimsan ee nolosha maalinlaha ah. -Buugga Rasmiga ah: Isticmaalka agabka Yunus Emre Enstitüsü (Yedi İklim A1). -Sharaxaad Somali ah: Faham fudud oo adiga kugu habboon. 🚀 Hadda bilaaw safarkaaga oo qaado casharkaaga ugu horreeya ee bilaashka ah!
0%
1-2 of 2