User
Write something
Yaz Tatili – Fasaxa Xagaaga 🇹🇷
💬 Soru (Su’aal): Yaz tatilinde neler yapıyorsunuz? (Maxaad qabataan xilliga fasaxa xagaaga?) ✍️ Yorumlarda yazın (Commentiga uga soo jawaab)👇 Örnek (Tusaale): Denize gidiyorum. Kitap okuyorum. (Waxaan aadaa badda. Buug ayaan akhriyaa.)
Yaz Tatili – Fasaxa Xagaaga 🇹🇷
Waxaan wataa suaal
Waa maxay farqigA u dhaxeeyo 1:ben de 2: sızın ne
Senin odanda neler var?
Adiga qolkaaga maxaa yaalaa? Örnek: Benim odamda yastık var Tusaale: Aniga qolkeyga waxaa yaala barkin
Senin odanda neler var?
Aan iskadeyno is kubarano luqada asaxabey
Wax walipo waa iskudey waxaan ahay ardey bilow ah dadaal iyo iskudey loobahanyahay qof aan wax qaldin masxo waa ogahay mashqul ayaan wadanahay kuligeenba lknse luqadane sidoo kale waa inaan waqti uhelnaa dadaalaa wuu gaaraa in sha allah cabsida aan iskadeyno aan iskudeyno hadaan qaladno si aan usaxno wixii nagaqaldan waa iga talo asaxaabey Arkadaşlar, gelin birlikte Türkçe öğrenelim. Hata yapmayan, hiçbir şeyi düzeltemez. Her şey denemek ve çabalamakla başlar. Çalışan ve çabalayan insan hedefine ulaşır. Bu yüzden korkmayın, arkadaşlar! Türkçe öğrenmek isteyen ve derslere katılmak isteyen arkadaşlar kayıt yaptırsın. İnşallah, derse katılan herkes konuşmaya çalışsın. Böylece hatalarımızı görebilir ve düzeltebiliriz. Hepimizin meşgul olduğunu biliyorum. Ama yine de Türkçe öğrenmek için zaman ayırmalıyız. Hepinize çok teşekkür ederim, arkadaşlar
1-15 of 15
powered by
SomTurkish Academy
skool.com/somturkish-academy-4513
Safarkaaga Af-Turkiga, halkaan ayuu ka bilaabmayaa!
Build your own community
Bring people together around your passion and get paid.
Powered by