Task 1 Submission: Server Deployment & Package Management
Waxaan soo diyaariyay commands-ka ugu muhiimsan sida aan u maareyno xirmooyinka aasaasiga ah (Package Management) iyo cilad bixinta, anigoo ku salaynaya heerka aan ku bartay course-ka CLOUD ENGINEERING.
1. Initial Server Deployment & Baseline Setup
--------------------------------------------------------------------------
Marka aad soo gasho server cusub, mudnaanta ugu horeysa waxay tahay inaad update gareyso packages-kaaga si aad isaga badasho packages-kii dulduleelada lahaa.
Marka hore update ku samee list-ka packages-ka u baahan in dib u habayn lagu sameeyo. Kadib upgrade dheh.
Upgrade labo qaab ayuu leeyahay:
Upgrade caadi ah – Dependencies-ka aan loo baahnayn way sii jiri karaan.
Full-upgrade (qoto dheer) – Wuxuu ka saaraa packages ama dependencies-ka aan loo baahnayn ama kuwa xannibaya update-ka cusub.
commands ka nalaga rabo inaa isticmaalno waxay qoran yihiin sida tan:
  • Soo qaado liiska ugu dambeeya ee softiweerka: sudo apt update
  • Si nabad ah u rakib cusboonaysiinta la heli karo: sudo apt upgrade
  • Samee cusboonaysiin qoto dheer (waxay meesha ka saartaa xirmooyinka duugoobay ee xannibaya cusboonaysiinta): sudo apt full-upgrade
2. Rakibidda iyo Habaynta Web Server-ka
--------------------------------------------------------------------------
Marka aasaaska la sugo, waxaan soo dagsan karnaa softiweerka loo baahan yahay si aan u maareyno web-server-ka.
Tusaale ahaan waxaan isticmaaleynaa Apache Server.
  • soo dagso apache server: sudo apt install apache2
  • Xaqiiji in adeeggu active yahay oo uu shaqaynayo: systemctl status apache2
  • kadib si aad u isticmaasho start dheh : sudo systemctl start apache2
  • si uu si automatic ah isu daaro marka server ka reboot lagu sameeyo isticmaal sida: sudo systemctl enable apache2
3. Maareynta Installation ka aan automatic ahayn ee manual ka ah sida (.deb Packages)
--------------------------------------------------------------------------
Softiweerada oo dhan lagama heli karo APT. Marka aan installation ku samaynayno packages gaar ah oo .deb ah, waxaan isticmaalnaa hab ka duwan APT.
  • Install a local package: sudo dpkg -i custom-app.deb
  • Resolve dependencies: haddii dpkg asigoo dajitaanka wada ay cilad lama filaana dhacdo sida computer ka oo kaa dama ama internet ka oo kaa abaxa, command kaan ayaa si automatically usoo dajinaya dependencies kii harsana sidoo kalena xalinaya dependencies ka halaabay markay cilada lama filaanka ah ay dhacday waxaa isticmaali kartaaa command kaan: sudo apt --fix-broken install
4. Repository Management
--------------------------------------------------------------------------
Si aad u soo dagsato repository casri ah, tusaale ahaan (ppa:ondrej/php), waxaan isticmaaleynaa command-kan:
  • Add a new repository (PPA): sudo add-apt-repository ppa:name-of-the-ppa
  • ⚠️ Tilaabo Muhiim ah: system ka waa in refresh aa ku sameesaa si uu usoo akhriyo reposotory ga cusub aad kusoo dartay intaanad install dhihin waa inaa marka hore list ka update gareysaa isticmaal command kan : sudo apt update
5. Maareynta System ka iyo ka saarid nadiif ah
--------------------------------------------------------------------------
Marka aad rabto inaad software ka wareegto una wareegto mid kale (tusaale ahaan inaad Apache uga wareegto Nginx), waa muhiim inaad marka hore nadiifiso server-ka.
  • nadiifin qoto dheer (removes the application and its configuration files): sudo apt purge apache2
  • ka saar dependencies ka aan la isticmaalaynin ee kasoo hadhay markaa software ka iska saartay (cleans up unused packages): sudo apt autoremove
  • Clear local download cache (frees up disk space): sudo apt clean
0
2 comments
Yasir Ahmed
1
Task 1 Submission: Server Deployment & Package Management
powered by
Eurosom
skool.com/eurosom-6561
Learn by doing. Build your future on the cloud with Eurosom iLab.
Build your own community
Bring people together around your passion and get paid.
Powered by