Xoriyad Dhaqaale Community
3:18
Private
208 members
Free
Ku soo dhawoow Xoriyad Dhaqaale Community!
Halkan waa meel ay Soomaalidu ku bartaan maamulka lacagta, maalgashiga, iyo dhisidda hantida si fudud oo af-Soomaali ah.
Waxaad halkan ka heli doontaa:
  • Community aad su'aalahaaga ku weydiin karto, fikradahaaga kula wadaagi karto, kana baran karto dadka kale.
  • Market Brief toddobaadle ah — wararka ugu muhiimsan ee suuqyada iyo dhaqaalaha oo si fudud loo sharxay.
  • Casharro ku saabsan Budgeting, Saving, Debt iyo Emergency Fund.
  • Halal Investing — Stocks, ETFs iyo sida loo hubiyo in Investment-ku yahay Shariah-compliant.
  • Free Resources — Budget Template, Net Worth Tracker, Checklist iyo kuwo kale.
Community-gu waa bilaash.
Waxaa hoggaaminaya Abdillahi Nur, Accountant & Investor, ahna aasaasaha Xoriyad.
Ogeysiis: Waxyaabaha halkan lagu wadaago waa waxbarasho guud oo keliya, mana aha Financial ama Investment advice gaar ah.
Bilaw safarkaaga Xoriyad Dhaqaale maanta.
powered by
Xoriyad Dhaqaale Community
skool.com/xoriyad-dhaqaale-community-8513
Community bilaash ah oo lagu barto Budgeting, Saving, Halal Investing iyo Stock Market. Bilaw safarkaaga Xoriyad Dhaqaale.