Ku rid 10kg 10 Isbuuc gudaheed
4:29
Private
22 members
$199
Qorshe diyaarsan si aad u rido 10kg 10 isbuuc gudaheed, adigoo bahi isku dilin si aad u dareento Farxad iyo kalsooni jirkaaga.
🟦 I. BALANQAADKA
Waxaad helaysaa wax walba oo aad u baahan tahay si aad u:
  • Rido 10 kiilo
  • Calooshaada u yaraato
  • U xirato dharka aad jeceshahay oo kugu yaraaday.
  • U hesho awood badan shaqada & salaadda
  • U dhisato nidaam fudud oo nolol-maalmeedka
Adigoon ka tagin:
❌ Cunto walba
❌ shaqadaada
❌ Qoyska
❌ Ama baahi isku dilin
🟦 II. Dhibaatada
Dhibka ugu weyn ee miisaan dhimista Soomaalida waa:
  • Shaqada badan
  • Waqtiga oo ku yar
  • Cunto badan
  • Stress joogto ah
  • Jimicsi la’aan
  • Iyo qoys & mas’uuliyad kaa saaran
Waxaad isku daydaa diet…3 maalin ka dib waa iska dhaaftaa.
Caloosha way ku weenaanoosaa lee, Dharki wuu kugu yaraahooyaa
Anaa halkaas soo maray.
Haddaad adiga keligaa waa sameenaa dhahdo, waxay kaa qaadanee bilooyin.
Aniga waxaan kuu soo gaabinayaa 10 isbuuc si aa 10kg u rido.
🟦 III. QIIMAHA PROGRAMKA
🎁 Fursad Special Ah : From 20 --> to 50 members : 199$
🌍 Marka 50 members lagaaro to 250$
powered by
Ku rid 10kg 10 Isbuuc gudaheed
skool.com/xarunta-isbeddelka-jirka-5799