Soma Design&Marketing Academy
1:40
Private
162 members
Free
Ku Soo Dhawoow Skool Community-ga Soma Design & Marketing Academy.
Community-gan waa bilaash
Waxaad kaliya bixinaysaa marka aad rabto koorso gaar ah.
Halkan waxaan idinla wadaagi doonaa:•
Xoogta AI –
Marketing
Design & creativity –
šŸ“ Live-yada ugu badan waxay ka dhici doonaan Skool, ka badan social media.
šŸ“ Kahor inta aanan ku darin koorsooyin cusub, waxaan rabaa inaan idin dhageysto oo fahmo baahiyihiinna.
šŸ“ Community-gan wuxuu u yahay qof kasta oo xiiseynaya AI, Design, iyo Marketing.
OGOOW MAHA KOORSO, WA COMMUNITY daad isku waax Xisaynaya OO WIXI KA SHEEKAYSANAYA.
powered by
Soma Design&Marketing Academy
skool.com/soma-designmarketing-academy-8492