Ku soo dhawoow SOM SWISS, gruub loogu talagalay soomalida SWISSK ku nool iyo kuwa xiiseeniya barashada af-Jarmalka.
Halkan waxaad ka heli doontaa:
✅ Casharro luqada Jarmalka muuqaal a Alphabet, A1 ila B1
✅ Kulamo toos a (Live a) oo aad ku weydiin karto su’aalaahaga
✅ Macluumaad kale oo muhiim a: sharciga, waxbarashada iyo nolosha Jarmalka
Hadafkeennu waa mid cad:
🔥 Inaan si wadajir a u baranno af-Jarmalka iyo inaan is tageerno.
✨SOM SWISS ku biir!✨