Digital Marketing Course
Private
30 members
$50/year
Ma rabtaa xirfad aad online lacag uga samayn karto? Ku soo biir Full Digital Marketing Course oo aad ku baran doonto xirfado aad suuqa Online ka heer sare uga gaari kartid.
📚 Waxa ku jira Course-ka:
• Social Media Marketing
• Content Creation
• Video Editing (Phone & Laptop)
• Canva Graphic Design
• Online Advertising & Branding
💡 Maxaad ka faa’iidaysaa?
✔ Xirfad aad shaqo ama business uga bilaabi karto online
✔ Casharro fudud oo talaabo talaabo ah
✔ Macluumaad badan oo si xirfad leh loo diyaariyey
💰 Qiimaha: $50 Sanad.
📩 Is diiwaangeli maanta.
https://www.skool.com/digital-marketing-courses-8327/about
Ama igala soo xariir whatsapp:+254722718028
Abdullahiahmedali80@gmail.com.
powered by
Digital Marketing Course
skool.com/digital-marketing-courses-8327
Ma rabtaa xirfad aad online lacag uga samayn karto, ku soo biir Course-kan oo aad wax badan ka faa'idi doontid.