Dhaqaale Digital Academy
Private
13 members
Free
🌿 DHAQAALE DIGITAL ACADEMY
Wax ma rabtaa inaad online ka bilowdo, laakiin ma garanaysid meesha aad ka bilaabayso?
Mararka qaar waxaad aragtaa wax walba sida Digitalal marketing, AI, TikTok shop,UGC, Online business, laakiin qof kuu tilmaama halka aad ka bilaabi lahayd ma haysatid.
DDA taas ayay kuu fududaynaysaa.
Waxaan hal meel kuugu keenay aqoon, casharro la dhaqangelin karo, mentorship iyo community kaa caawinaya inaad wax barato oo ficil geliso.
Haddii aad diyaar u tahay inaad naftaada iyo mustaqbalkaaga dhisto, kusoo biir DDA. 🤍
Baro. Dhis. Kasbo. Kobci.
powered by
Dhaqaale Digital Academy
skool.com/dhaqaale-digital-academy-7447
Baro maskaxda, business-ka, AI iyo xirfadaha digitalka. Dhiso xirfado, abuuro fursado, oo kobci mustaqbalkaaga.