Digital Dakhli Academy
Private
2 members
Free
Ku soo dhawaada Digital Dakhli Academy Xarun Waxbarasho oo gaar ah, oo loogu talagalay Hooyooyinka iyo Haweenka Soomaaliyeed ee hiigsanaya inay dhistaan Dakhli Online ah.
Koorsadan gudaheeda, waxaan ku baran doonaa
-aasaaska Suuqgeynta Dijitaalka ah
-sida loo abuuro Adeegyo iyo Alaabo Dijitaal ah
-habka loo helo Macaamiil joogto ah, iyo
-sida aad xirfaddaada cusub ugu beddeli karto Dakhli Waara.
Waxaa si gaar ah loogu talagalay qof bilowvah, uma baahnid khibrad hore. Waxaad heli doontaa casharro tallaabo-tallaabo ah, hagitaan fudud, iyo taageero joogto ah oo kaa caawinaysa inaad si kalsooni leh u bilowdo safarkaaga ganacsi online ah. Halkan kuma baranayno oo keliya farsamooyinka lagu sameeyo lacag, balse waxaan dhisaynaa kalsoonideena shaqsiyadeed, waxaan horumarineynaa xirfado casri ah, waxaana abuuraynaa mustaqbal dhaqaale oo waara anaga iyo qoyskeenaba.
Ku soo dhawaada safarkaaga cusub ee guusha iyo madaxbannaanida dhaqaale!