Koorsadan waa mid systematic ah oo si qorsheysan loo dhisay. Waxaa ku jira Live Lessons, Recorded Lessons, iyo Practice Sessions si aad si dhab ah u barato.
Waxaad heli doontaa Community aad kula xiriirto arday kale, isla markaana aad ku sameyso practice joogto ah. Waxaa sidoo kale jiri doona Calendar cad oo kuu sheegaya maalin kasta waxa aad baranayso iyo waxa lagaa rabo.
Tani ma aha kaliya casharro — waa nidaam dhameystiran oo kaa caawinaya inaad si dhab ah u horumariso English-kaaga.