Creative Academy By Soma D&M
Private
11 members
$39/month
Creative Academy by Soma Design & Marketing
Baro xirfado casri ah oo aad ku shaqaysato.
Membership loogu talagalay Somali creators, freelancers & business owners doonaya inay bartaan AI, Graphic Design iyo Vibe Coding.
Waxaad baran doontaa sida AI loogu sameeyo websites iyo web apps, loo abuuro brands, content & ads, loona dhisto portfolio kuu soo jiita clients.
✅ Graphic Design & Branding
✅ AI Future Creator™
✅ Vibe Coding: Websites & Web Apps
✅ Portfolio Building & Freelancing
✅ Live Classes toddobaad kasta & Feedback
✅ Community Support
Baro ChatGPT, Claude, HeyGen, Higgsfield, Kling, Veo 3, CapCut, Captions, Adobe Illustrator, Envato iyo kuwo kale.
Waxaa ku jira Beginner AI Course, Cawiyee AI Prompt Helper & casharro cusub bil kasta oo la socda horumarka AI.
Membership: $39/bishii.
Maalgasho naftaada. Baro xirfad, hirgeli fikradahaaga, oo AI uga faa’iidayso shaqadaada iyo ganacsigaaga.
Creative Academy By Soma D&M
skool.com/creativeacademybysomadm
Baro Graphic Design, AI, AI marketing, content creation, branding, web design iyo digital skills si practical ah oo shaqo/ganacsi loogu adeegsan karo.
Powered by