Caawa Live Session (Tuesday 24th February 2026) 9:20 PM
Waad ku mahadsan tahay ku soo biirista Eurosom Cloud iLab (Skool)! 🎉Talaado kasta waxaan qabannaa live session aad si toos ah ula yeelanayso macallinkaaga, su’aalana si furan u waydiin karto. Waxaad ku bilaabi doontaa Linux System Administration, kadibna waxaad u gudbi doontaa Cloud Engineer ama Cybersecurity, adigoo helaya tababar 100% gacanta-ku-salaysan (hands-on). Waxa aad heli doontaa. - 👨🏫 Live training (macallin toos ah) - 🖥️ Live server (tababar dhab ah) - 📚 Agab tababar (PDF & Video) - ❓ Q&A Session (su’aalo & jawaabo) 👉 Ku soo biir maanta, mustaqbalkaagana bilow maanta. Thanks