Activity
Mon
Wed
Fri
Sun
Jun
Jul
Aug
Sep
Oct
Nov
Dec
Jan
Feb
Mar
Apr
What is this?
Less
More

Owned by Abdillahi

Somali ai group

128 members • Free

Somali ai group waa bulsho soomaliyed oo isla baranaysa AI, Automation, iyo sida aan ganacsi oga sameyn karno casirgan aynu joogno

Memberships

Skoolers

193.2k members • Free

AI Automation Agency Hub

313.6k members • Free

AI Automation Society

347.5k members • Free

6 contributions to Somali ai group
Welcome! + isbrasho iyo halka aad aduunka ka joogto ? 🎉
barta commentinga nagula wadag meesha aad ku noshahay iyo waxa aad qabato iyo waxa aad xiisayso .
0 likes • 6d
@Ismail Abdullahi welcome sxb
0 likes • 3d
@Guled Mahad soo dhowoow lbx
Claude Code, Cursor, ChatGPT, iyo agent-yada kale sidee bay dhab ahaan u shaqeeyaan?
Dad badan waxay arkaan tools-kan oo waxay moodaan inay yihiin wax aad u qarsoon ama sixir leh. Laakiin marka aad kala furfurto, foundation-ka hoose waa mid aad u fudud. Agent kasta oo aad aragto wuxuu ku dhisan yahay 3 shay: 1. Prompt Tani waa tilmaamaha la siinayo model-ka. Waxay u sheegaysaa: - qofka uu yahay - shaqada uu qabanayo - sida uu u dhaqmi doono - xeerarka uu raacayo Tusaale ahaan: - waxaad tahay coding assistant - waxaad akhrin kartaa files - waxaad si taxaddar leh u beddeli kartaa code-ka - waxaad sharxi kartaa waxa aad samaynayso --- 2. Tool Tool-ku waa awoodaha loo oggolaado agent-ka inuu isticmaalo. Tusaale ahaan: - file akhri - file qor - terminal command - API wac - search samee - browser ka isticmaal Waxa muhiimka ah waa: model-ku tool-ka iskiis uma qabanayo. Wuxuu kaliya leeyahay: “Tool-kan ayaan rabaa inaan isticmaalo.” Kadibna code-ka ku wareegsan ayaa tool-kaas waca . --- 3. Loop Loop-ku waa meesha agent-ku dhab ahaan ka nool yahay. Waxa dhacaya waa sidan: 1. User-ku amar ayuu bixiyaa (buugan soo koob) 2. Model-ku wuxuu go’aansadaa waxa xiga ( bugee user ku iweydiina🤔) 3. Haddii tool loo baahdo, wuu dalbadaa 4. Code-ka ayaa tool-ka orodsiinaya 5. Natiijada dib ayaa loogu celiyaa model-ka 6. Loop-ku wuu socdaa ilaa shaqdo dhammaato Taasi waa agent. --- Marka Claude Code, Cursor, ChatGPT sidee bay u shaqeeyaan? Magacyadu way kala duwan yihiin. Interface-koodu wuu kala duwan yahay. Awooddooduna way kala duwanaan kartaa. Laakiin foundation-ka hoose inta badan waa isla fikraddan: Prompt + Tool + Loop Farqigu wuxuu ku jiraa: - tools-ka ay haystaan - sida ay loop-ka u maamulaan - sida ay context-ka u kaydiyaan ama u celiyaan - sida ay u go’aamiyaan goorta la joojinayo ama la sii wado shaqada --- Tusaale fudud Haddii aad tiraahdo: “File-kan ii akhri oo ii sharax.” Waxa dhacaya: - model-ku wuxuu dalbanayaa tool-ka file reading - code-ka ayaa file-ka akhrinaya - natiijada dib ayaa loogu celiyaa model-ka - model-ku markaas ayuu sharaxayaa
Claude Code, Cursor, ChatGPT, iyo agent-yada kale sidee bay dhab ahaan u shaqeeyaan?
1 like • 7d
hadii uu massege kan kuu so baxo wax kale maahan ee waa inad qof commnetiga aad ku cawisid amaba aad wax uun so qortid amba like si uu kugu furmo inaad wax so posti gareyn kartid
"Qalabka aan maalin walba isticmaalo"
Kuwani waa qalabka aan maalin kasta isticmaalo si aan u dhiso AI systems: 1. Claude Code — coding agent-keyga 2. n8n — automation workflows 3. Trigger.dev — durable background jobs 4. Supabase — database + auth 5. ClickUp — project management 6. Cursor — code editor 7. Upwork — sida aan macaamiisha u helo adigu qalabkee isticmaasha ??
1 like • 10d
@Abdirahman Mohamud luuqada afsoomliga mar mar qaar koorsiga dhexdiisa waa i gambisaa ku qaado 😂
1-6 of 6
Abdillahi Ahmed
3
35points to level up
@abdillahi-ahmed-7232
interested ai agents

Active 5h ago
Joined Apr 10, 2026