π Ku Soo Dhawoow Navo Dispatch Truck Dispatching Community! πΊπΈ
Waa maxay Truck Dispatching?
Truck Dispatching waa xirfad aad kula shaqayn karto truck drivers iyo carriers-ka jooga Maraykanka. Dispatcher-ku wuxuu ka caawiyaa driver-ka inuu helo loads, la xiriiro brokers, negotiate-gareeyo rates, una qorsheeyo safarka iyo load-ka. π¦π
π‘ Sidee ayuu u shaqeeyaa?
1οΈβ£ Waxaad baranaysaa aasaaska Truck Dispatching
2οΈβ£ Waxaad baranaysaa sida loo raadiyo loads
3οΈβ£ Waxaad baranaysaa sida brokers loola xiriiro
4οΈβ£ Waxaad baranaysaa Rate Negotiation iyo Load Management
5οΈβ£ Waxaan ku siinaynaa practical training & guidance
6οΈβ£ Waxaan kaa caawinaynaa inaad u diyaar garowdo helitaanka carrier/driver-kaaga ugu horreeya
π± Course-ka waxaa lagu qaadanayaa Skool App
π― Hadafkeennu waa inaan ku siino xirfad iyo aqoon aad ku fahmi karto U.S. Trucking & Dispatching Industry.
π₯ Ku biir Community-ga, bilow barashada, oo dhis xirfaddaada Truck Dispatching!
π Navo Dispatch β Baro Xirfad. Bilow Fursaddaada.