Welcome to the Horumar Digital Community
My Name is Sharmarke Yusuf, aasaasaha Horumar Digital. Sanadihii la soo dhaafay, waxaan caawiinay business owners, iyo dhalinyaro hammi leh — si ay u bartaan xirfadaha dijitaalka ah una beddelaan dakhliga oo joogtada ah.
Hada waa waqtigii aad isbedel samayn lahayd.
Waxaad heli doontaa istaraatiijiyadihii aan isticmaalo si aan ganacsiyada maxalliga ah ugu kordhiyo iibka iyo macaamiisha.
Waxaad heli doontaa:
✅ Step-by-Step nidaam kuu dhisaya sumcad, macaamiil, iyo dakhli
✅ Casharro, templates
✅ Taageero
✅ Bulsho dad hal-abuur leh oo wada shaqaynaya si ay guul u gaaraan
Farqiga u dhexeeya kuwa guulaysta iyo kuwa riyooda waa ficilka.
Halkan Horumar Digital — ma baranno suuq-geynta dijitaalka ah oo keliya,
👉 Waxaan u isticmaalnaa si aan nolosha u beddelno.
iigu soo dir fariin WhatsApp hadda si aad u xaqiijiso booskaaga una bilowdo safarka noloshaada cusub ee dijitaalka ah. Aan ka dhigno taleefankaaga mid dakhli, kalsooni, iyo xorriyad disa!
📱 +252 904 573 897