Ardey sharafta la how, waad soo afurtey, waxad adey Taraawiixda 🤲kahor inta aadan jiifan ama casho cusub cunin 🍲➡️🛏️1 saac oo keliya naftaada sii.
Maskaxdaada u wareeji subject kale oo faa'iido weyn u leh aduunkaga!
🧠💡 Ka dhig saacadaas mid aad ku barato aqoon casri ah oo noloshaada iyo mustaqbalkaaga beddeli karta waqti gacan.
🚀 Eurosom Cloud iLab – Courses.
- ☁️ Cloud Computing
- 🐧 Linux System Administration
- 🤖 Google n8n AI Agent Automation
- 🔐 Cybersecurity
- 📊 Data Analytics & BI
- 🧠 AI & Prompt Engineering
⏰ Saacaddu wali waa fiidHal saac Ramadaan ah = Ajir + Aqoon + Mustaqbal
👉 Ku soo biir Cloud iLab maanta oo hel cloud ilab server iyo AI Agent Automation .