Caawa Live Session (Tuesday 24th February 2026) 9:20 PM
Waad ku mahadsan tahay ku soo biirista Eurosom Cloud iLab (Skool)! 🎉Talaado kasta waxaan qabannaa live session aad si toos ah ula yeelanayso macallinkaaga, su’aalana si furan u waydiin karto.
Waxaad ku bilaabi doontaa Linux System Administration, kadibna waxaad u gudbi doontaa Cloud Engineer ama Cybersecurity, adigoo helaya tababar 100% gacanta-ku-salaysan (hands-on).
Waxa aad heli doontaa.
  • 👨‍🏫 Live training (macallin toos ah)
  • 🖥️ Live server (tababar dhab ah)
  • 📚 Agab tababar (PDF & Video)
  • ❓ Q&A Session (su’aalo & jawaabo)
👉 Ku soo biir maanta, mustaqbalkaagana bilow maanta.
Thanks
3
3 comments
Dr Issa Guled
3
Caawa Live Session (Tuesday 24th February 2026) 9:20 PM
powered by
Eurosom
skool.com/eurosom-6561
Learn by doing. Build your future on the cloud with Eurosom iLab.
Build your own community
Bring people together around your passion and get paid.
Powered by