Waad ku mahadsan tahay ku soo biirista Eurosom Cloud iLab (Skool)! 🎉Talaado kasta waxaan qabannaa live session aad si toos ah ula yeelanayso macallinkaaga, su’aalana si furan u waydiin karto.
Waxaad ku bilaabi doontaa Linux System Administration, kadibna waxaad u gudbi doontaa Cloud Engineer ama Cybersecurity, adigoo helaya tababar 100% gacanta-ku-salaysan (hands-on).
Waxa aad heli doontaa.
- 👨🏫 Live training (macallin toos ah)
- 🖥️ Live server (tababar dhab ah)
- 📚 Agab tababar (PDF & Video)
- ❓ Q&A Session (su’aalo & jawaabo)
👉 Ku soo biir maanta, mustaqbalkaagana bilow maanta.
Thanks