Weekly Live Session
Assalamu Caleykum xubnaha Aslim Community,
Waxaan Classroom-ka soo geliyay Live Session-kii Axaddii, 13.9.2026, oo duuban. Waxaad hadda ka daawan kartaan Classroom-ka.
Daawasho wanaagsan!
2
0 comments
Abdinasir Safaana
3
Weekly Live Session
Aslim Community
skool.com/aslim-community
Waa madal ka caawinaysa bulshada Soomaliyeed inay ka gudbaan saamaynta xun ee waayahoodi hore, naftooda hagaajiyaan kuna soo noqdaan Fitradooda.
Leaderboard (30-day)
Powered by