Ogeysiin
Assalaamu Calaykum, xubnaha Aslim Community.
Waxaan idinka raalli-gelinaynaa email ogeysiin ah oo si khaldan idiinku soo dhacay, kaas oo sheegayay in berri uu jiro kulan toos ah (Live).
Kulankeenna tooska ah ee caadiga ahi wuxuu dhacaa maalin kasta oo Axad ah, saacadda 9:00 fiidnimo, xilliga Bariga Afrika (EAT).
Waad ku mahadsan tihiin fahamkiinna.
1
0 comments
Abdinasir Safaana
3
Ogeysiin
Aslim Community
skool.com/aslim-community
Waa madal ka caawinaysa bulshada Soomaliyeed inay ka gudbaan saamaynta xun ee waayahoodi hore, naftooda hagaajiyaan kuna soo noqdaan Fitradooda.
Leaderboard (30-day)
Powered by